{"id":510867,"date":"2024-04-09T12:54:18","date_gmt":"2024-04-09T09:54:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510867"},"modified":"2024-04-09T12:54:18","modified_gmt":"2024-04-09T09:54:18","slug":"taliyaha-ciidanka-xasilinta-oo-saraakiisha-faray-in-ay-daacad-u-noqdaan-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xasilinta-oo-saraakiisha-faray-in-ay-daacad-u-noqdaan-shacabka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka xasilinta oo Saraakiisha faray in ay daacad u noqdaan shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha guutada 23-aad ee Gungaar, Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda kula dardaarmay in ay daacad u noqdaan u shaqeynta shacabka.<\/p>\n<p>Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa sheegay in sarkaalka qabta shaqa wanaagsan lagu abaal marin doono dallacsiin, sida ay horay u ballan qaadeen madaxda Qaranka.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka xasilinta ee guutada Gungaar ayaa Saraakiisha faray in ay ka dhabeeyaan dhaartii ay mareen, taas oo ah mid u mareen in ay si hufan ugu adeegayaan bulshada ku nool Caasimadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha guutada 23-aad ee Gungaar, Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda kula dardaarmay in ay daacad u noqdaan u shaqeynta shacabka. Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa sheegay in sarkaalka qabta shaqa wanaagsan lagu abaal marin doono dallacsiin, sida ay horay u ballan qaadeen madaxda Qaranka. Taliyaha Ciidanka xasilinta ee guutada Gungaar ayaa Saraakiisha faray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510867","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510869,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510867\/revisions\/510869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}