{"id":510840,"date":"2024-04-08T10:27:04","date_gmt":"2024-04-08T07:27:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510840"},"modified":"2024-04-08T10:44:40","modified_gmt":"2024-04-08T07:44:40","slug":"madaxda-warfaafinta-xfs-oo-soo-gabagabeeyay-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-warfaafinta-xfs-oo-soo-gabagabeeyay-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"\u00a0Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo gabagabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay si rasmi ah u soo gaba gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo sanadkan ay ka qeyb galeen 32 degmo oo ka kala tirsan gobollada dalka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud oo ka hadlay xiritaankii tartankaasi ayaa u mahadceliyay cidkasta oo gacan ka geysatay diyaarinta tartanka, isagoo si gaar ah ugu mahadceliyay howlwadeennada Warbaahinta Qaranka, Maamulka Gobolka Benaadir iyo Bankiga IBS oo iska kaashaday taabagelinta tartanka.<\/p>\n<p>sidoo kale waxa uu Agaasimuhu hambalyo u diray tartamayaasha kala galay kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad iyo intii lahayd fikirka aqoonta lagu tartamaayey\u201dayuu yiri C\/Laahi Xayir Ducaa;e.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Degmada Laascaanod ayaa xalay ku guuleysatay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee ay qaban-qaabiyeen Warbaahinta Qaranka,kadib kolkii kulan adag ay la yeesheen Degmada Xamarweyne.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka waxaa mudadii uu socday maalgaliyay ama qaban-qaabadiisa lahaa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bangiga IBS.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay si rasmi ah u soo gaba gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo sanadkan ay ka qeyb galeen 32 degmo oo ka kala tirsan gobollada dalka. Agaasimaha Guud oo ka hadlay xiritaankii tartankaasi ayaa u mahadceliyay cidkasta oo gacan ka geysatay diyaarinta tartanka, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510840","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510840"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510846,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510840\/revisions\/510846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}