{"id":510816,"date":"2024-04-07T14:35:59","date_gmt":"2024-04-07T11:35:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510816"},"modified":"2024-04-07T15:10:01","modified_gmt":"2024-04-07T12:10:01","slug":"hayaadda-king-salmaan-oo-dalka-keentay-gargaar-loogu-talo-galay-danyarta-sakatul-fidriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayaadda-king-salmaan-oo-dalka-keentay-gargaar-loogu-talo-galay-danyarta-sakatul-fidriga\/","title":{"rendered":"Haya&#8217;adda King Salmaan oo dalka keentay Gargaar loogu talo galay danyarta Sakatul fidriga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Haya&#8217;adda Waddaniga ah ee Mahasin Foundation oo kaashanaysa xarunta Gargaarka Bani&#8217;aadantinimo ee King Salmaan,ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelinayso Mashruuca Sakaatul Fidriga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Sannadkan 1445-Hijriyadda\/2024.<\/p>\n<p>Haya&#8217;adda Waddaniga ah ee Mahasin ayaa gaarsiin doonta dadka danyarta ah Raashin dhan 646 Ton,Mahasin ayaa gaarsiin doonta deegaanada Dowlad goboleedyada Koonfur-galbeed,Jubaland, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa ka mid aha Mashaariicda Gargaarka ee ay bixiso Haya&#8217;adda Gargaarka ee King Salmaan kaas oo ay ku taageerto Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxda Haya&#8217;adda Waddaniga ah ee Mahasin ayaa uga mahadcelisay Haya&#8217;adda Gargaarka King Salmaan taageerada ay u fidisay shacabka Soomaaliyeed kuwooda nugul.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Haya&#8217;adda Waddaniga ah ee Mahasin Foundation oo kaashanaysa xarunta Gargaarka Bani&#8217;aadantinimo ee King Salmaan,ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelinayso Mashruuca Sakaatul Fidriga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Sannadkan 1445-Hijriyadda\/2024. Haya&#8217;adda Waddaniga ah ee Mahasin ayaa gaarsiin doonta dadka danyarta ah Raashin dhan 646 Ton,Mahasin ayaa gaarsiin doonta deegaanada Dowlad goboleedyada Koonfur-galbeed,Jubaland, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir. Mashruucan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":510817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510816","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510816"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510825,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510816\/revisions\/510825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}