{"id":510804,"date":"2024-04-07T09:40:40","date_gmt":"2024-04-07T06:40:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510804"},"modified":"2024-04-07T09:40:40","modified_gmt":"2024-04-07T06:40:40","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-magacaabay-qaar-ka-mid-ah-golaha-wasiiradda-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-magacaabay-qaar-ka-mid-ah-golaha-wasiiradda-xfs\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisul wasaaraha XFS oo magacaabay qaar ka mid ah golaha Wasiiradda XFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XFS.<\/p>\n<p>Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa waxaa warbaahinta u akhrisay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Nasra Bashir Ali.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Wasiiradda ee maanta la magacaabay ayaa kala ah<\/p>\n<p>Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Xildhibaan Cali Xoosh Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Gen Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Wasiirka wasaaradda Amniga,Xildhibaan Cabdillaahi Bidhaan Warsame Wasiirka tamarta iyo Biyaha, Xildhibaan Maxamed Aadan Macalim Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta, Axmed Cumar Maxamed Wasiir dowlaha Wasaaradda Bay&#8217;ada iyo isbeddelka Cimilada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XFS. Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa waxaa warbaahinta u akhrisay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Nasra Bashir Ali. Xubnaha Golaha Wasiiradda ee maanta la magacaabay ayaa kala ah Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":502419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510804","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510804"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510805,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510804\/revisions\/510805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}