{"id":510779,"date":"2024-04-06T10:32:55","date_gmt":"2024-04-06T07:32:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510779"},"modified":"2024-04-06T10:32:55","modified_gmt":"2024-04-06T07:32:55","slug":"laascaanood-oo-u-gudubtay-kulanka-kama-dambeysta-ee-tartanka-ramadaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/laascaanood-oo-u-gudubtay-kulanka-kama-dambeysta-ee-tartanka-ramadaanka\/","title":{"rendered":"Laascaanood oo u gudubtay kulanka kama dambeysta ee tartanka Ramadaanka"},"content":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>12-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Xaradheere ay keensadeen <strong>10-<\/strong>dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>laascanood<\/strong><strong> iyo <\/strong><strong>Xaradheere<\/strong> ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<em><strong>Ceeldheer<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Xarardheere<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<strong>Galgaduud\u00a0<\/strong>iyo<strong>\u00a0Mudug\u00a0<\/strong>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Xaradheere ay keensadeen 10-dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0laascanood iyo Xaradheere ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510779","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510780,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510779\/revisions\/510780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}