{"id":510769,"date":"2024-04-05T14:41:51","date_gmt":"2024-04-05T11:41:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510769"},"modified":"2024-04-05T14:41:51","modified_gmt":"2024-04-05T11:41:51","slug":"wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-dil-loo-geystay-muwaadiniin-turki-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-ka-tacsiyeeyay-dil-loo-geystay-muwaadiniin-turki-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda XFS oo ka tacsiyeeyay dil loo geystay muwaadiniin Turki ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa safiirka dalka aan walaalaha nahay ee T\u00fcrkiye Alper Akta\u015f uga tacsiyeeyay dilka muwaadiniin Turki ah oo si gaadmo ah loogu weeraray Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda ayaa manta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ku sii sagootiyay hawl-wadeenno sidday dhaawaca iyo meydka dadkaasi Turkiga ah ee shalay kooxaga khawaarijta ay ku fuliyeen weerar gaadmo ah,xilli ay wadeen howlo bini\u2019aadanimo oo gurmad ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud \u00a0ayaa u rajeeyay kuwa dhintay in uu Alle ka waraabiyo janatul Fardowsaisagoo kuwa dhaawaca ahna ugu duceeyay \u00a0caafimaadqab.<\/p>\n<p>,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa safiirka dalka aan walaalaha nahay ee T\u00fcrkiye Alper Akta\u015f uga tacsiyeeyay dilka muwaadiniin Turki ah oo si gaadmo ah loogu weeraray Magaalada Muqdisho. Wasiirka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda ayaa manta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ku sii sagootiyay hawl-wadeenno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510771,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510769","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510770,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510769\/revisions\/510770"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}