{"id":510707,"date":"2024-04-04T10:40:54","date_gmt":"2024-04-04T07:40:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510707"},"modified":"2024-04-04T10:46:30","modified_gmt":"2024-04-04T07:46:30","slug":"tartamayaasha-xarardheere-oo-u-gudbay-afar-dhamaadka-tartanka-semifinal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-xarardheere-oo-u-gudbay-afar-dhamaadka-tartanka-semifinal\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Xarardheere oo u gudbay afar dhamaadka tartanka (Semifinal)"},"content":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>8-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Dhahar ay keensadeen <strong>4-<\/strong>dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Xaradheere<\/strong><strong> iyo <\/strong><strong>Dhahar<\/strong> ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ((Semi Final) ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay u soo gudbeen 4 degmo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-510715 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/afar-1024x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/afar-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/afar-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/afar-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/afar-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/afar-860x860.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/afar.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<em><strong>Ceeldheer<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Xamarweyne<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Galgaduud\u00a0<\/strong>iyo<strong style=\"font-style: inherit;\">\u00a0Banaadir.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 8- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Dhahar ay keensadeen 4-dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Xaradheere iyo Dhahar ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510707","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510707"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510716,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510707\/revisions\/510716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}