{"id":510681,"date":"2024-04-03T08:49:24","date_gmt":"2024-04-03T05:49:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510681"},"modified":"2024-04-03T08:50:30","modified_gmt":"2024-04-03T05:50:30","slug":"duqa-muqdisho-oo-mar-kale-sheegay-in-ay-xoogga-saari-doonaan-ciribtirka-maandooriyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-mar-kale-sheegay-in-ay-xoogga-saari-doonaan-ciribtirka-maandooriyaha\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo mar kale sheegay in ay xoogga saari doonaan ciribtirka maandooriyaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in muddo gaaban gudaheeda horumar kala duwan laga sameeyey Degmada Kaxda.<\/p>\n<p>Duqa ayaa sheegay in ay Kaxda ka hirgeliyeen goobo waxbarasho oo lacag la\u2019aan ah, xarumo caafimaad iyo waddooyin waaweyn, wuxuuna sheegay in ay sii wadi doonaan horumarinta degmada.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Duqa Muqdisho ayaa xusay dhibaatooyinka ay daroogga ku hayso bulshada, gaar ahaan da\u2019yarta Soomaaliyeed, isaga oo ku baaqay in si wadajir ah looga hortago dhibaatada uu maandooriyuhu ku hayo bulshada.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho oo ka hadlayay afur wadareed loogu sameeyay degmada Kaxda Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS, Wasiirro, Xildhibaanno, Taliyeyaasha Ciidamada nabad gelyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa intaa ku daray dalka uu isu beddelayo goobo loo soo iib geeyo waxyaabo dowladihii soo saaray xitaa aysan isticmaalin, kuwaas oo isugu jira noocyada kala duwan ee maandooriyaha loona baahan yahay in dagaal wada jir ah lagu qaado si loo cirib tiro.<\/p>\n<p>Shalay ayay ahayd markii uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) sheegay in ay maxkamad la tiigsan doonaan ganacsatadii lagu helo in ay dalka soo geliyaan waxyaabaha maanka dooriya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in muddo gaaban gudaheeda horumar kala duwan laga sameeyey Degmada Kaxda. Duqa ayaa sheegay in ay Kaxda ka hirgeliyeen goobo waxbarasho oo lacag la\u2019aan ah, xarumo caafimaad iyo waddooyin waaweyn, wuxuuna sheegay in ay sii wadi doonaan horumarinta degmada. Dhanka kale, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510682,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510681","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510681"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510684,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510681\/revisions\/510684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}