{"id":510643,"date":"2024-04-02T07:40:28","date_gmt":"2024-04-02T04:40:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510643"},"modified":"2024-04-02T07:42:22","modified_gmt":"2024-04-02T04:42:22","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-afur-u-sameeyay-raiisul-waasaraha-dalka-iyo-xubnaha-labada-aqa-lee-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-afur-u-sameeyay-raiisul-waasaraha-dalka-iyo-xubnaha-labada-aqa-lee-bfs\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo afur u sameeyay Ra&#8217;iisul waasaraha dalka iyo xubnaha labada Aqal ee BFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar Munaasabad Afur mahadnaqah ugu sameeyay xubnaha Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku guuleystay Ansixinta 4-ta Cutub ee ugu horeeya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Samatar, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal,\u00a0 Guddoonka Maamulka Gobolka Banaadir, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Guddoomiyeyaal Degmo, Agaasimeyaal, Ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa halkaasi ka jeediyay ayaa tilmaamay in ay ku faraxsan yihiin shacabka caasimaddu qabyo-tirka Dastuurka, waxa uuna sheegay in bulshada Gobolka Banaadir ay ka rajaynayaan Xildhibaannada Labada Aqal Ansixinta Maqaamka iyo Matalaada Caasimadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar Munaasabad Afur mahadnaqah ugu sameeyay xubnaha Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku guuleystay Ansixinta 4-ta Cutub ee ugu horeeya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Samatar, Wasiiro, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510645,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510643","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510643"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510646,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510643\/revisions\/510646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}