{"id":510635,"date":"2024-04-01T21:56:03","date_gmt":"2024-04-01T18:56:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510635"},"modified":"2024-04-01T21:56:03","modified_gmt":"2024-04-01T18:56:03","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-yeeshay-ku-xigeenka-ergeyga-gaarka-ah-ee-xoghayaha-guud-ee-qm-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-yeeshay-ku-xigeenka-ergeyga-gaarka-ah-ee-xoghayaha-guud-ee-qm-u-qaabilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo kulan la yeeshay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna iskuduwaha gargaarka bini\u2019aadannimada George Conway.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ka dhabeynta mudnaanta Dowladda ee ah ka hortagga leexsashada gargaarka, horumarinta qaab-dhismeedka isla xisaabtanka, doorka dawladdu ku leedahay fulinta iyo la socodka qorshaha ka jawaabista, sida canshuur dhaafku muhiim ugu yahay deeqaha bani\u2019aadannimo iyo caddeynta waajibaadka adeeg bixiyayaasha dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macallin ayaa uga mahadceliyay ku xigeenka Ergeyga iyo guud ahaan hoggaanka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya sida ay uga go\u2019antahay taageerada howlaha bani\u2019aadannimo ee dalkeenna.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240401_215352_716.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay\u2019adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna iskuduwaha gargaarka bini\u2019aadannimada George Conway. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ka dhabeynta mudnaanta Dowladda ee ah ka hortagga leexsashada gargaarka, horumarinta qaab-dhismeedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510635","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510635"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510637,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510635\/revisions\/510637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}