{"id":510632,"date":"2024-04-01T21:24:37","date_gmt":"2024-04-01T18:24:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510632"},"modified":"2024-04-01T21:24:37","modified_gmt":"2024-04-01T18:24:37","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-qeyb-galay-munaasabad-afur-ah-oo-loogu-mahadcelinayey-mudayaasha-labada-aqal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-ka-qeyb-galay-munaasabad-afur-ah-oo-loogu-mahadcelinayey-mudayaasha-labada-aqal\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey mudayaasha labada Aqal"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa soo bandhigay sida ay ugu faraxsan yihiin shacabka Soomaaliyeed qabyo-tirka Dastuurka, waxa uuna sheegay in baarlamaanka 11-aad uu ku guuleystay tallaabooyin wax ku ool ah, taasoo mudan ammaan iyo boggaadin.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa ayaa intaas ku daray in la joogo xiligii ay dadka Soomaaliyeed u midoobi lahaayeen horumarka dalkooda, isla markaana aan aqbali karin tallaabo kasta oo wax u dhimaysa midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka go\u2019an tahay ciddii tabasho qabta in ay dhageysto, balse aan la aqbali karin in la is-hortaago go\u2019aamada ay gaarayaan hey\u2019adaha dastuuriga ah. Isaga oo tallaabo bilow ah oo guul u ah dadka Soomaaliyeed ku tilmaamay qodobada la meelmariyey, waxuuna ugu baaqay Xildhibaannada in ay dhammeystiraan kuwa haray, si dalku u yeesho dastuur buuxa.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240401_212211_260.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka. Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa soo bandhigay sida ay ugu faraxsan yihiin shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510632","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510632","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510634,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510632\/revisions\/510634"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}