{"id":510587,"date":"2024-03-31T22:05:36","date_gmt":"2024-03-31T19:05:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510587"},"modified":"2024-03-31T22:05:36","modified_gmt":"2024-03-31T19:05:36","slug":"beesha-caalamka-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-dowladda-ee-dhameystirka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beesha-caalamka-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-dowladda-ee-dhameystirka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dadaalka dowladda ee dhameystirka dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Beesha Caalamka oo si wayn u soo dhowaysay dadaalka Dowladda FS ay ku bixinayso dhamaystirka waxyaabaha muhiimka u ah dowlad wanaaga sida qabya tirka Dastuurka.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu yiri:-<\/p>\n<p>Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u hogaansanaanta Soomaaliya ee waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa heer gobol ee khuseeya xuquuqul insaanka, oo ay ku jiraan xuquuqda carruurta. Waxaan rajeyneynaa iskaashi [sii socda] mustaqbalka oo aan la yeelano Soomaaliya oo iyadu\u00a0 xoojineysa dowrka ay ku leedahay fagaarayaasha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Waxaan sidoo kale qireynaa ku-talagalka adag ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku talagashay horumar ay ka sameyso dhameystirka Dastuurka, waxaana ku boorineynaa dhammaan saamileeyda inay sii laba jibbaaraan dedaalladooda ku aaddan dhisidda\u00a0 wadar-oggol loo marayo geeddi-socod loo dhanyahay.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240331_220304_289.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Beesha Caalamka oo si wayn u soo dhowaysay dadaalka Dowladda FS ay ku bixinayso dhamaystirka waxyaabaha muhiimka u ah dowlad wanaaga sida qabya tirka Dastuurka. War qoraal ah oo ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu yiri:- Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":510588,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1215],"class_list":{"0":"post-510587","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-beesha-caalamka-oo-soo-dhaweysay-dadaalka-dowladda-ee-dhameystirka-dastuurka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510589,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510587\/revisions\/510589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}