{"id":510560,"date":"2024-03-31T09:56:08","date_gmt":"2024-03-31T06:56:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510560"},"modified":"2024-03-31T09:59:35","modified_gmt":"2024-03-31T06:59:35","slug":"tartamayaasha-degmada-dhahar-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-dhahar-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Dhahar oo u gudbay wareegga 3-aad"},"content":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>14-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Baraawe ay keensadeen <strong>12-<\/strong>dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Dhahar<\/strong><strong> iyo <\/strong><strong>Barawe<\/strong> ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<em><strong>Dhuusamareeb<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Ceeldheer<\/strong><\/em>\u00a0oo ka wada tirsan Gobollada\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Galgaduud.<\/strong><\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga 3-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay u soo gudbeen 8 degmo.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-510562 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/fhahar2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/fhahar2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/fhahar2-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/fhahar2-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/fhahar2-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/fhahar2-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/fhahar2-860x860.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 14- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Baraawe ay keensadeen 12-dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Dhahar iyo Barawe ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510560","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510560","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510560"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510566,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510560\/revisions\/510566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}