{"id":510532,"date":"2024-03-30T09:38:40","date_gmt":"2024-03-30T06:38:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510532"},"modified":"2024-03-30T09:40:09","modified_gmt":"2024-03-30T06:40:09","slug":"510532-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/510532-2\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya oo kulan Afur-wadareed ah u sameeyey Diblomaasiyiin kala duwan"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jibril Ibrahim Abdulle ayaa afur Wadareed u sameeyay Diblomaasiyiinta Caalamka ee Dalalkooda u fadhiya Dalka Kenya kuwaas oo gaarayay in ka badan 40 Danjire oo ka socda Dalal kala duwan.<\/p>\n<p>Danjirayaasha iyo Mas\u2019uuliyiinta kale ee lagu casuumay afurka ah ayaa mahad-balaaran u jeediyay Amb Jabril Ibrahim Abdulle oo kulanka ku martiqaaday Safiirada dhigiisa ah islamarkaana u sameeyo Afur Wadareedka.<\/p>\n<p>Talaabada uu qaaday Safiir Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kor uqaadaysa wada-shaqeynta iyo hagaajinta xariirka Soomaaliya iyo caalamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jibril Ibrahim Abdulle ayaa afur Wadareed u sameeyay Diblomaasiyiinta Caalamka ee Dalalkooda u fadhiya Dalka Kenya kuwaas oo gaarayay in ka badan 40 Danjire oo ka socda Dalal kala duwan. Danjirayaasha iyo Mas\u2019uuliyiinta kale ee lagu casuumay afurka ah ayaa mahad-balaaran u jeediyay Amb Jabril Ibrahim Abdulle oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":510533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510532","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510532"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510539,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510532\/revisions\/510539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}