{"id":510528,"date":"2024-03-30T09:25:29","date_gmt":"2024-03-30T06:25:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510528"},"modified":"2024-03-30T09:25:29","modified_gmt":"2024-03-30T06:25:29","slug":"tartamayaasha-degmada-xarardheere-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-xarardheere-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Xarardheere oo u gudbay wareegga 3-aad"},"content":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>12-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheeere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Hilawaa \u00a0ay keensadeen <strong>8-<\/strong>dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Xaradheere<\/strong><strong> iyo <\/strong><strong>Hilawaa<\/strong> ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0 <strong><em>Baraawe<\/em><\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong><em>Dhahar<\/em><\/strong>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<strong>Shabeelaha Hoose<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong>Sanaag.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/0d1feed0-429f-4ab6-afd9-749ced6a2eb4.jpg\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheeere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Hilawaa \u00a0ay keensadeen 8-dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Xaradheere iyo Hilawaa ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510528","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510528"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510531,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510528\/revisions\/510531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}