{"id":510469,"date":"2024-03-29T08:57:25","date_gmt":"2024-03-29T05:57:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510469"},"modified":"2024-03-29T08:57:56","modified_gmt":"2024-03-29T05:57:56","slug":"tartamayaasha-laascaanood-iyo-caabudwaaq-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-laascaanood-iyo-caabudwaaq-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Laascaanood iyo Caabudwaaq oo u gudbay wareegga 3-aad"},"content":{"rendered":"<p>Qeybtii hore ee Tartanka bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>10-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood ,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Kaaraan ay keensadeen <strong>8<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Sidoo kale qeybtii labaad ee tartanka waxaa wareegga 3-aad ku soo baxay Degmada Caabudwaaq oo ku badisay 18-dhibcood,halka tartamayaasha Degmada Aadan0Yabaal ay heleen 8-dhibciid.<\/p>\n<p>Tartameyaasha <em>afartaasi degmo <\/em>ayaa wjahay tartan aad u adag oo ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka <em><strong>Xarardheere<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Heliwaa<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Mudug<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Banaadir.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qeybtii hore ee Tartanka bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood ,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Kaaraan ay keensadeen 8 dhibcood. Sidoo kale qeybtii labaad ee tartanka waxaa wareegga 3-aad ku soo baxay Degmada Caabudwaaq oo ku badisay 18-dhibcood,halka tartamayaasha Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510471,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510469","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510469"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510472,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510469\/revisions\/510472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}