{"id":510424,"date":"2024-03-28T10:34:29","date_gmt":"2024-03-28T07:34:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510424"},"modified":"2024-03-28T10:35:46","modified_gmt":"2024-03-28T07:35:46","slug":"dhageyso-warbixin-ka-hadlaysa-wax-ka-bedelka-iyo-dib-u-eegista-dastuurka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhageyso-warbixin-ka-hadlaysa-wax-ka-bedelka-iyo-dib-u-eegista-dastuurka-dalka\/","title":{"rendered":"DHAGEYSO:-Warbixin ka hadlaysa wax ka bedelka iyo dib u Eegista Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-\u00a0Labada\u00a0Aqal\u00a0ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay ka doodista Arrrimaha la xiriirah Dastuurka ku meel gaarka ah JFS 12-kii bishii Febaraayo ee Sanadkan 2024 Wax-ka bedelka Dib u Eegista\u00a0 Dastuurka Afarta\u00a0 Cutub Ee ugu horeysa si ay u fahmaan shacabka Soomaaliyeed qodobada wax ka bedelka lagu semeyay iyo kuwa wax lagu soo kordhiyay Ee kujira cutubyada hore Dastuurka.<\/p>\n<p>Cutubka koobaad ee Dastuurka ayaa waxaa uu ka kooban yahay ilaa Sagaal Qodob si la mid ah sidii u ahaa asalka Dastuurka,waxaana Toosi lagu Sameyay dhammaan qododbada iyo 21 farqadood,sidoo kale waxaa lagu soo kordhiyay Sagaal Faradood oo aan ku jiri asalka Dastuurka,iyadoo la-tiray labo farqadoodo ka mid ah Dastuurka.<\/p>\n<p>Halkaan Hoose ka Dhageyso Warbixin Dhameystiran Oo ku Saabsan Dib u Eegista iyo Wax ka bedelka Dastuurka Si Aad Wax Uga Fahanto Dastuurka horyaala Labada Aqal Ee Baarlamaanka JFS oo ay doodisa socoto.<\/p>\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-510424-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GK1u3Bm5GP_Iin4FAPyJZir3GmJFbmdjAAAF.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GK1u3Bm5GP_Iin4FAPyJZir3GmJFbmdjAAAF.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/GK1u3Bm5GP_Iin4FAPyJZir3GmJFbmdjAAAF.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-\u00a0Labada\u00a0Aqal\u00a0ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay ka doodista Arrrimaha la xiriirah Dastuurka ku meel gaarka ah JFS 12-kii bishii Febaraayo ee Sanadkan 2024 Wax-ka bedelka Dib u Eegista\u00a0 Dastuurka Afarta\u00a0 Cutub Ee ugu horeysa si ay u fahmaan shacabka Soomaaliyeed qodobada wax ka bedelka lagu semeyay iyo kuwa wax lagu soo kordhiyay Ee kujira cutubyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":510427,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510424","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510429,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510424\/revisions\/510429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}