{"id":510417,"date":"2024-03-28T09:09:21","date_gmt":"2024-03-28T06:09:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510417"},"modified":"2024-03-28T09:11:19","modified_gmt":"2024-03-28T06:11:19","slug":"bardaale-oo-u-gudubtay-sideed-dhamaadka-tartanka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bardaale-oo-u-gudubtay-sideed-dhamaadka-tartanka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Bardaale oo u gudubtay sideed dhamaadka tartanka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>14-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Bardaale,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Kismaayo \u00a0ay keensadeen <strong>12-<\/strong>dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Bardaale<\/strong><strong> iyo <\/strong><strong>Kismaayo<\/strong> ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tartanka caawa waxaa qeynta hore ku baratami doona degmooyinka\u00a0 <em><strong>Kaaraan<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Laascaanood<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Banaadir\u00a0<\/strong>iyo<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>\u00a0Sool,\u00a0<\/strong><\/em>halka tartanka qeybta labaad ay isku arki doonaan\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Caabudwaaq<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Aadan Yabaal<\/strong>\u00a0oo ka kala trsan Gobollada\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Galgaduud<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Shabeelaha Dhexe<\/strong>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 14- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Bardaale,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Kismaayo \u00a0ay keensadeen 12-dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Bardaale iyo Kismaayo ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510417","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510417"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510421,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510417\/revisions\/510421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}