{"id":510383,"date":"2024-03-27T12:02:13","date_gmt":"2024-03-27T09:02:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510383"},"modified":"2024-03-27T12:09:53","modified_gmt":"2024-03-27T09:09:53","slug":"boqolaal-qof-oo-cudurka-duumada-ugu-dhintay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boqolaal-qof-oo-cudurka-duumada-ugu-dhintay-itoobiya\/","title":{"rendered":"Boqolaal qof oo cudurka duumada ugu dhimatay Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan isku xirka arrimaha bini&#8217;aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in 764 qof ay ugu dhinteen cudurka duumada bishii February oo kaliya dalka Itoobiya, taas oo ka dhigan kor u kac dhan 25% .<\/p>\n<p>Bishii January waxaa la diiwaan geliyay in 611 qof ay cudurka duumada ugu dhinteen Itoobiya<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in guud ahaan kiisaska dadka qaba cudurka duumada in ay gaareen 5.2 milyan oo qof taas oo ah wax aan hore loo arkin.<\/p>\n<p>Sida ay OCHA sheegtay gobollada ugu badan ee uu cudurkan ka dillaacay ayaa kala ah Oromia, Amxara, Koonfur-Galbeed iyo gobollada Koonfureed, iyada oo\u00a0 gobolka Gambella uu\u00a0 yahay gobolka ugu badan ee laga diiwaan geliyay dadka qaba cudurka duumada, waxaana ku xiga Koonfur Galbeed iyo Benishangul Gumuz.<\/p>\n<p>Howl wadeennada caafimaadka ayay ku adkaatay in wax ka qabtaan faafidda cudurka, waxaana sii kordhaya tirada dadka uu haleelayo\u00a0 cudurka iyo kuwa dhimanaya.<\/p>\n<p>Caqabadaha jira waxaa ka mid ah tayada xarumaha caafimaadka oo aad u hooseeya, dawo yaraan iyo dedaallada ka hortagga oo liita.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa-(SONNA)-Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan isku xirka arrimaha bini&#8217;aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in 764 qof ay ugu dhinteen cudurka duumada bishii February oo kaliya dalka Itoobiya, taas oo ka dhigan kor u kac dhan 25% . Bishii January waxaa la diiwaan geliyay in 611 qof ay cudurka duumada ugu dhinteen Itoobiya Hay&#8217;adda Qaramada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510383","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510383"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510387,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510383\/revisions\/510387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}