{"id":510367,"date":"2024-03-27T08:32:45","date_gmt":"2024-03-27T05:32:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510367"},"modified":"2024-03-27T08:32:45","modified_gmt":"2024-03-27T05:32:45","slug":"hayadda-sodma-oo-gargaar-u-dirtay-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-gargaar-u-dirtay-jubbaland\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo gargaar u dirtay Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,\u00a0 ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u dirtay dowlad goboleedka Jubbaland, waxana doonidaan sidda gargaarkaan lagu wadaa in ay ku xirato Dakedda Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Gargaarkaan oo Dakadda Muqdisho uu ka sagootiyey Maanta Guddoomiye ku xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan,\u00a0 waxaana ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka maamulka Jubbaland Maxamed Cismaan Jaamac iyo Agaasimaha waaxda gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf.<\/p>\n<p>Gargaarkaan ayaa hore waxaa dalkeena ugu deeqay Dowladdaha Ruushka iyo Sacuudiga,\u00a0 waxaana hay\u2019adda mar walba ka go&#8217;an caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed meel walba oo ay dalka ka jogaan, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland ayaa ballanqaaday in Gargaarkaan dadkii mudnaa ay gaarsiin donaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,\u00a0 ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u dirtay dowlad goboleedka Jubbaland, waxana doonidaan sidda gargaarkaan lagu wadaa in ay ku xirato Dakedda Magaalada Kismaayo. Gargaarkaan oo Dakadda Muqdisho uu ka sagootiyey Maanta Guddoomiye ku xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan,\u00a0 waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510367","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510369,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510367\/revisions\/510369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}