{"id":510331,"date":"2024-03-26T09:38:54","date_gmt":"2024-03-26T06:38:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510331"},"modified":"2024-03-26T09:40:12","modified_gmt":"2024-03-26T06:40:12","slug":"ceeldheer-oo-u-gudubtay-siddeed-dhammaadka-tartanka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ceeldheer-oo-u-gudubtay-siddeed-dhammaadka-tartanka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Ceeldheer oo u gudubtay siddeed dhammaadka tartanka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>10-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Ceeldheer,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Kaxda \u00a0ay keensadeen <strong>6<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Ceeldheer iyo Kaxda<\/strong> ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Dhoobleey<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Xamarweyne<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Jubbada Hoose\u00a0<\/strong><\/em>iyo<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>\u00a0Banaadir.<\/strong><\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Ceeldheer,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Kaxda \u00a0ay keensadeen 6 dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Ceeldheer iyo Kaxda ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510333,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510331","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510331"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510334,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510331\/revisions\/510334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}