{"id":510273,"date":"2024-03-25T10:11:36","date_gmt":"2024-03-25T07:11:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510273"},"modified":"2024-03-25T11:04:32","modified_gmt":"2024-03-25T08:04:32","slug":"shacabka-muqdisho-oo-dhigay-isu-soo-bax-ay-ku-taageerayaa-dhamaystirka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shacabka-muqdisho-oo-dhigay-isu-soo-bax-ay-ku-taageerayaa-dhamaystirka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Shacabka Muqdisho oo dhigay isu soo bax ay ku taageerayaa dhamaystirka Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shacab-weynaha ku nool magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay banaanbax ay ku taageeryaaan hannaanka dhamaystirka Dastuurka KMG oo hadda maraya marxaladii ugu dambaysay ee ansixinta.<\/p>\n<p>Banaanbaxan ayaa waxa ka qayb qaadanaya Ardayda,waayeelka,Haweenka dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Caasimadda, kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa Banaanbaxan Shacabka kala qayb galay Mas&#8217;uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladd Soomaaliya, kuwaas oo ugu horeeyaan, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, maamulka gobolka Banaadir iyo mas&#8217;uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo hadal ka jeediyey Banaanbaxa ayaa tilmaamay in dhamaystirka Dastuurku tahay Shacabka Soomaaliyeed oo helay xuquuqdoodii, sidoo kalena Haya&#8217;addaha u xilsaaran Dastuurku wakiil ugu yihiin dhameystirkiisa.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxaa dastuurka wakiil uga ah labada Aqal ee baarlamaanka, go\u2019aanka iyaga ayaa iska leh, xubnaha diidan shaqada socota aragtidooda ha geeyaan kulamada Baarlamaanka.\u201d Ayuu yiri guddoomiye Madaale.<\/p>\n<p>Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo ka mid ahaa Madaxdii Shacabka kula hadashay Daljirka Dahsoon ayaa yiri \u201cQof kasta ha ogaado, dadka diidan dhameystirka dastuurka waxay hortaagan yihiin xuquuqdiina, waa in laga gudbo looma dhama iyo marin habaabinta kooxaha diidan in dalkaan dowladnimo ka hana qaado.\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Yabhoo oo isaguna goobta ka hadlaya ayaa yiri \u201cDadka Soomaaliyeed waxaan ka rabnaa inay dowladooda ku garab istaagaan dhameytirka dastuurka, si qaranimo buuxda aan u gaarno.\u201d<\/p>\n<p>Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan soo gabagabeeyey doodda waxkabadalka Dastuurka ee cutubyada 1-aad 2-aad 3-aad iyo 4-aad ayaa lagu wadaa in dhawaan ansixiyay taas oo meesha ka saari doonta dastuurka KMG ee tan iyo 2012-dii lagu soo waday dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-510284\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0061-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-510285\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0063-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-510286\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240325-WA0057-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shacab-weynaha ku nool magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay banaanbax ay ku taageeryaaan hannaanka dhamaystirka Dastuurka KMG oo hadda maraya marxaladii ugu dambaysay ee ansixinta. Banaanbaxan ayaa waxa ka qayb qaadanaya Ardayda,waayeelka,Haweenka dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Caasimadda, kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir. Sidoo kale waxa Banaanbaxan Shacabka kala qayb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":510283,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510273","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510273"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510287,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510273\/revisions\/510287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}