{"id":510267,"date":"2024-03-25T09:29:05","date_gmt":"2024-03-25T06:29:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510267"},"modified":"2024-03-25T09:31:38","modified_gmt":"2024-03-25T06:31:38","slug":"tartamayaasha-degmada-dhuusamareeb-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-dhuusamareeb-oo-u-gudbay-wareegga-3-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo u gudbay wareegga 3-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>12-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhuusamareeb,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Garbahaareey \u00a0ay keensadeen <strong>10<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Dhuusamareeb iyo Garbahaareey<\/strong> ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka <em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Ceeldheer<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Kaxda<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Galgaduud\u00a0<\/strong><\/em>iyo<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>\u00a0Banaadir.<\/strong><\/em><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-510271 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dhuusamareeb2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhuusamareeb,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Garbahaareey \u00a0ay keensadeen 10 dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Dhuusamareeb iyo Garbahaareey ayaa xalay wajahay tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510269,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510267","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510267","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510267"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510272,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510267\/revisions\/510272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}