{"id":510225,"date":"2024-03-24T09:59:24","date_gmt":"2024-03-24T06:59:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510225"},"modified":"2024-03-24T09:59:59","modified_gmt":"2024-03-24T06:59:59","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeey-geerida-senator-cabdirisaaq-cusmaan-xareed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeey-geerida-senator-cabdirisaaq-cusmaan-xareed\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeey Geerida Senator Cabdirisaaq Cismaan Xareed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Sanatar Cabdirisaaq Cismaan Xareed oo ka tirsanaa Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle u waydiiyey Marxuumka in uu hoygiisa ka yeello Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Sanatar Cabdirisaaq Cismaan Xareed oo ka tirsanaa Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle u waydiiyey Marxuumka in uu hoygiisa ka yeello [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":510226,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510225","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510228,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510225\/revisions\/510228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}