{"id":510174,"date":"2024-03-23T10:02:12","date_gmt":"2024-03-23T07:02:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510174"},"modified":"2024-03-23T10:08:00","modified_gmt":"2024-03-23T07:08:00","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-muskhiladda-jirta-waa-haddii-aanan-anigu-fulinayn-dastuurka-sidiisa-ha-iska-ahaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-muskhiladda-jirta-waa-haddii-aanan-anigu-fulinayn-dastuurka-sidiisa-ha-iska-ahaado\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS \u201cMuskhiladda jirta waa haddii aanan anigu fulinayn dastuurka sidiisa ha iska ahaado\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan ayaa ka hadlay Arrimaha Dastuurka KMG oo hadda gacanta ku hayaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay si aan dalku u gelin hubinta la\u2019aan siyaasaddeedna in ay muhiim tahay in hadda sameeyo shuruucdii hagi lahayd doorashooyinka dalka, si aan hadhow u imaan muran siyaasaddeed oo doorashooyinka la xiriira.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dhammeystirka Dastuurka KMG ah ee horyaalla Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yahay hortabin wadareed dadka Soomaaliyeed oo dhan u taalla, taas u baahan in la isku kaalmeysto ee aan u baahayn in la isku mucaarido.<\/p>\n<p>\u201c Muskhiladda jirta waa haddii aanan anigu fulinayn dastuurka sidiisa ha iska ahaado, Berri marka ay harto waqti yar, haddii aan dhahno waxaan magacaabaynaa guddi doorasho, waxaa dhacaysa hubinta la\u2019aan siyaasadeed sidii dhici jirtay&#8221; ayuu yiri Mudane Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xusay in Dastuurku uu ku jiro gacan aamin ah, muhiimna ay tahay in looga danbeeyo hay\u2019adaha shaqada ku leh, si meesha looga saaro arrimaha waaweyn ee dastuurka ku xiran, sida gobonnimada, amniga iyo horumarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan ayaa ka hadlay Arrimaha Dastuurka KMG oo hadda gacanta ku hayaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay si aan dalku u gelin hubinta la\u2019aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":510178,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510174","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510174"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510177,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510174\/revisions\/510177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}