{"id":510088,"date":"2024-03-21T21:17:44","date_gmt":"2024-03-21T18:17:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510088"},"modified":"2024-03-21T21:17:44","modified_gmt":"2024-03-21T18:17:44","slug":"116-maxbuus-oo-ku-xirnaa-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-xabsiga-mbcc-oo-cafis-madaxweyne-lagu-sii-daayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/116-maxbuus-oo-ku-xirnaa-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-xabsiga-mbcc-oo-cafis-madaxweyne-lagu-sii-daayay\/","title":{"rendered":"116 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhaxe ee Xamar &#038; Xabsiga MBCC oo cafis Madaxweyne lagu sii daayay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC ee ku yaala Ex-Control Afgooye.<\/p>\n<p>Maxaabiista ku xernaa Xabsiyada ayaa Maxkamadaha ku xukumeen xukuno kala duwan ayada oo ay ku eedeysanaayeen dambiyada fudud waxaana qaarkood ay qaateen intii ugu badneyd xukunkooda.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliye ku xigeen Farxaan Xuseen Maxamed ayaa kula dardaarmay Maxabiiista in ay ka faaiideystaan fursada la siiyay waxaana uu uga mahadceliyay Madaxweynaha JFS mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud. ( Waxaan idin sheegeynaa in Cafiska aad ku baxdeen uu idin fidiyay Madaxweynaha JFS munaabadda Bisha Barakeysan awgeed, qof walba waxaa laga rabaa in uusan u laaban waxii loosoo xeray&#8221;<\/p>\n<p>Dadka Ka faa&#8217;iideystay Cafiska Madaxweynaha ayaa u badnaa Dhallinyaro aad u da&#8217;yar waxaana intii ay xabsiyada ku jireen ay heleen adeegyo cafimaad oo bilaash ah, waxbarasho, iyo goobo lagu cayaaro, ayada ay u dheertahay kormeerka Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka si loo ilaaliyo xaquuqda Maxaabiista ku xeran Xabsiyadda dalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240321_211521_385.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC ee ku yaala Ex-Control Afgooye. Maxaabiista ku xernaa Xabsiyada ayaa Maxkamadaha ku xukumeen xukuno kala duwan ayada oo ay ku eedeysanaayeen dambiyada fudud waxaana qaarkood ay qaateen intii ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510088","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510090,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510088\/revisions\/510090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}