{"id":510085,"date":"2024-03-21T21:09:30","date_gmt":"2024-03-21T18:09:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510085"},"modified":"2024-03-21T21:09:30","modified_gmt":"2024-03-21T18:09:30","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-daahfuray-wajiga-2aad-ee-adeegga-5g","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mw-xasan-sheekh-oo-daahfuray-wajiga-2aad-ee-adeegga-5g\/","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo daahfuray wajiga 2aad ee adeegga 5G"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay wajiga 2aad ee adeegga 5G, oo ay Shirkadda Hormuud ka hirgelisay Caasimadda iyo Gobollada Dalka.<\/p>\n<p>Adeeggaan isgaarsiineed ee 5G ayaa ah mid faa&#8217;iido weyn u leh horumarinta dhaqaalaha, Ganacsiga,waxbarashada iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee isgaarsiinta.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240321_210655_524.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay wajiga 2aad ee adeegga 5G, oo ay Shirkadda Hormuud ka hirgelisay Caasimadda iyo Gobollada Dalka. Adeeggaan isgaarsiineed ee 5G ayaa ah mid faa&#8217;iido weyn u leh horumarinta dhaqaalaha, Ganacsiga,waxbarashada iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee isgaarsiinta.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510086,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510085","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510087,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510085\/revisions\/510087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}