{"id":510058,"date":"2024-03-21T08:58:36","date_gmt":"2024-03-21T05:58:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510058"},"modified":"2024-03-21T08:59:16","modified_gmt":"2024-03-21T05:59:16","slug":"tartamayaasha-degmada-aadan-yabaal-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-aadan-yabaal-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Aadan-Yabaal oo u gudbay wareegga 2-aad"},"content":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>10-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Aadan-yabaal,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Ceelbuur ay keensadeen <strong>8<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Aadan-Yabaal<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<em><strong>Ceelbuur <\/strong><\/em>ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka <em><strong>Xarardheere<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Cadaado<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Mudug<\/strong><\/em><strong>\u00a0<\/strong>iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Galgaduud.<\/strong><\/em>.halka qeybta labaad ay ku tartami doonaan Degmooyinka\u00a0<strong>Heliwaa<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong>Jilib<\/strong>\u00a0oo ka kala tirsan gobollada\u00a0<strong>Banaadir<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong>Jubbada Dhexe. <\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Aadan-yabaal,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Ceelbuur ay keensadeen 8 dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Aadan-Yabaal\u00a0iyo\u00a0Ceelbuur ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510058","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510058"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510061,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510058\/revisions\/510061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}