{"id":510049,"date":"2024-03-20T17:34:09","date_gmt":"2024-03-20T14:34:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510049"},"modified":"2024-03-20T17:34:09","modified_gmt":"2024-03-20T14:34:09","slug":"golayaasha-baarlamanka-oo-maanta-ka-dooday-cutubka-4-aad-ee-dastuurka-oo-dib-u-eegis-ku-socoto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golayaasha-baarlamanka-oo-maanta-ka-dooday-cutubka-4-aad-ee-dastuurka-oo-dib-u-eegis-ku-socoto\/","title":{"rendered":"Golayaasha Baarlamanka oo maanta ka dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka oo dib u eegis ku socoto"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee wadajirka ah ee Labada Golle ee Baarlamanka JFS.<\/p>\n<p>Kulanka maanta ayaa looga dooday madaxyada 3aad iyo 4aad oo ka hadlaya maamulka doorashooyinka iyo nidaamka xisbiyadda nooca ay noqon lahaayeen, kuwaas oo ay ku jiraan Cutubka 4-aad ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ee Jamahuuriyada Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulanka maanta soo xiray ayaa sheegay in maalinta Sabtida laisku yimaado, si loo gabagabeyo dooda Cutubka Afaraad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee wadajirka ah ee Labada Golle ee Baarlamanka JFS. Kulanka maanta ayaa looga dooday madaxyada 3aad iyo 4aad oo ka hadlaya maamulka doorashooyinka iyo nidaamka xisbiyadda nooca ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":510050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510049","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510051,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510049\/revisions\/510051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}