{"id":510026,"date":"2024-03-20T13:02:13","date_gmt":"2024-03-20T10:02:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510026"},"modified":"2024-03-20T13:02:13","modified_gmt":"2024-03-20T10:02:13","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-qaabbilay-madaxa-hayadda-unhcr-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-qaabbilay-madaxa-hayadda-unhcr-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay madaxa hay\u2019adda UNHCR ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka\u00a0 Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hey\u2019adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) Xafiiskeeda Soomaaliya Mr. Charles Mballa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hey\u2019adda Qaxootiga UNHCR ee Soomaaliya, ayaa ka wada hadlay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku nool gudaha dalka iyo sidii howlaha gargaarka ee ay ka wadaan Soomaaliya loogu beddeli lahaa mashaariic horumarineed si xal waara loogu helo dhibaatooyinka sababa barakaca.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa ayaa dul istaagay muhiimadda ay leedahay in howlaha ay hey\u2019addu ka fuliso dalka lagu saleeyo arrimaha horutabinta u leh Xukuumadda, isaga oo intaas raaciyey in loo diyaar garoobo saameynta ka dhalan kara roobabka, maadaama uu nagu soo foolleeyahay xilli roobaadkii.<\/p>\n<p>Mr. Charles Mballa ayaa dhankiisa ballan-qaaday in ay si dhow ula shaqeyn doonaan hey\u2019adaha kala duwan ee dowladda, si loo xaqiijiyo arrimaha mudnaanta leh ee ay ka wada shaqeynayaan labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka\u00a0 Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hey\u2019adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) Xafiiskeeda Soomaaliya Mr. Charles Mballa. Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hey\u2019adda Qaxootiga UNHCR ee Soomaaliya, ayaa ka wada hadlay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku nool gudaha dalka iyo sidii howlaha gargaarka ee ay ka wadaan Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510026","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510028,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510026\/revisions\/510028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}