{"id":510021,"date":"2024-03-20T12:30:45","date_gmt":"2024-03-20T09:30:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510021"},"modified":"2024-03-20T12:31:31","modified_gmt":"2024-03-20T09:31:31","slug":"taliye-hurdaaye-amarka-taliyaha-ciidanka-xoogga-na-siiyay-waa-inaan-gacanta-ku-dhigno-galcad-iyo-deegaano-kale-oo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-hurdaaye-amarka-taliyaha-ciidanka-xoogga-na-siiyay-waa-inaan-gacanta-ku-dhigno-galcad-iyo-deegaano-kale-oo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Taliye Hurdaaye \u201cAmarka Taliyaha ciidanka xoogga na siiyay waa inaan gacanta ku dhigno Galcad iyo deegaano kale oo muhiim ah\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"x1swvt13 x1pi30zi xyamay9\">\n<div class=\"xjkvuk6\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho,(SONNA):- Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada ilaalo Qaranka ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin howlgal ay ku qaadaan deegaannada fara ku tiriska ay ku harsan yihiin kooxda Khawaarijta Al-shabaab gaar ahaan Galcad oo uu taliyaha ciidamada xoogga dalka amar ku bixiyay in si deg deg ah gacanta Dowladda dib loogu soo celiyo.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Taliye Hurdaaye oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa guutada 19-aad ee Gumac ee &#8221; Ilaalo Qaran&#8221;, kuna sugan deegaanka Daaru-Nimco ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in taliyaha ciisamada xoogga dalka uu amar ku siiyay in ay\u00a0 gacanta ku dhigaan Galcad iyo deegaano kale oo muhiim ah.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x1iyjqo2 x1ja2u2z x6ikm8r x10wlt62\">\n<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":rd6:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">&#8221; Maanta waxaa halkan Daaru-Nimco noogu yimid oo nagu soo booqday taliyaha ciidamada xoogga dalka, annagoo ah guutada 19-aad ee gumac &#8221; Ilaalo Qaran&#8221;, Bi&#8217;idni-laahi Kariim, waajibka uu nasiiyay taliyaheenna waxaa ka mid ah inaan cadowga ka saaro meelaha nagu dhow dhow sida Galcad, Runig-Good, ilaa iyo agagaarkeeda meelaha ay degan yihiin oo cadowga ku dhuumaaleysanayaan inaan ka saarno, Inshallahu waajidbaadku uu taliyaheennu na siiyayna waa fulineynaa inagoo kaashaneyno Xooggaga dadweynaha ee deriska nala ah,&#8221; ayuu yiri taliye Hurdaaye.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Taliye Hurdaaye oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in awoodda cadowga wiiqantay,islamarkaana ciidamada xoogga dalka gacanta ku dhigi doonaan dhammaan deegaannada ay ku harsan yihiin Khawaarijta.<\/p>\n<p>&#8221;Howlgalka boqolkiiba boqol aad ayaa ugu diyaarsan nahay, si wanaagsan ayaana cadowga gacanta u saari doonaa insha-Allaahu,shacabka waxaan ugu baaqayaa in ay cadowga nagala kaalmeeyaan sidii aan xogtooda u heli lahayn iyagana uga dulqaadno dulmiga iyo duliga ay ku hayaan,&#8221;.<\/p>\n<p>Argagixisada dhowr jaho ayaa weerar uga bilaawday waxaana la gaaray xilligii ay dabar Go\u2019ayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada ilaalo Qaranka ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin howlgal ay ku qaadaan deegaannada fara ku tiriska ay ku harsan yihiin kooxda Khawaarijta Al-shabaab gaar ahaan Galcad oo uu taliyaha ciidamada xoogga dalka amar ku bixiyay in si deg deg ah gacanta Dowladda dib loogu soo celiyo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":510023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510021","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510021"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510025,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510021\/revisions\/510025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}