{"id":510013,"date":"2024-03-20T11:24:23","date_gmt":"2024-03-20T08:24:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510013"},"modified":"2024-03-20T11:24:23","modified_gmt":"2024-03-20T08:24:23","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay Shabeellada dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ururka 164-aad ee Ciidanka kumaandooska Danab ayaa howlgal lagu Xaqiijinayay ammaanka ka sameeyay deegannada kala ah Daaru nimca, Al-koowsar, Cadcaddeey iyo degaanno kale oo ku yaalla xudduudka ay wadaagaan labada gobol ee Shabeellada dhaxe iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Taliye ku Xigeenka ururka164-aad ee kumaandooska DANAB XDS X\/le, Xasan Aadan Axmed oo hoggaaminayay howlgalkan ayaa sheegay in khawaariijtu bisha barakeysan ee Ramadaan ay dhibaateyaan dadka shacabka ah ayagoo u geysta dhac ay ugu yeeraan zakawaat.<\/p>\n<p>Geesiyaasha naftood hurayaasha ah ee ciidanka kumaandooska Danab ayaa \u00a0ku laba laabay baacsiga firxadka khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ururka 164-aad ee Ciidanka kumaandooska Danab ayaa howlgal lagu Xaqiijinayay ammaanka ka sameeyay deegannada kala ah Daaru nimca, Al-koowsar, Cadcaddeey iyo degaanno kale oo ku yaalla xudduudka ay wadaagaan labada gobol ee Shabeellada dhaxe iyo Galgaduud. Taliye ku Xigeenka ururka164-aad ee kumaandooska DANAB XDS X\/le, Xasan Aadan Axmed oo hoggaaminayay howlgalkan ayaa sheegay in khawaariijtu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510015,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510013\/revisions\/510015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}