{"id":510008,"date":"2024-03-20T09:20:46","date_gmt":"2024-03-20T06:20:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510008"},"modified":"2024-03-20T09:20:46","modified_gmt":"2024-03-20T06:20:46","slug":"tartamayaasha-degmada-caabudwaaq-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-caabudwaaq-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Caabudwaaq oo u gudbay wareegga 2-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;..Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>12-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Caabudwaaq,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Hodan ay keensadeen <strong>10<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Caabudwaaq<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<em><strong>Hodan\u00a0 <\/strong><\/em>ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka \u00a0<strong><em>Aadan yabaal<\/em><\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong><em>Ceelbuur<\/em><\/strong>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<strong><em>Shabeelaha Dhexe<\/em>\u00a0<\/strong>iyo\u00a0<strong><em>Gaalgaduud.<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/0c478e08-5f34-4905-880c-f9b8ea075428.jpg\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;..Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Caabudwaaq,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Hodan ay keensadeen 10 dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Caabudwaaq\u00a0iyo\u00a0Hodan\u00a0 ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510008","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510008\/revisions\/510011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}