{"id":510004,"date":"2024-03-20T08:00:16","date_gmt":"2024-03-20T05:00:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510004"},"modified":"2024-03-20T08:00:16","modified_gmt":"2024-03-20T05:00:16","slug":"soomaaliya-iyo-sweden-oo-iska-kaashanaya-hannaanka-hantidhowrka-qaran-ee-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-sweden-oo-iska-kaashanaya-hannaanka-hantidhowrka-qaran-ee-labada-dal\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Sweden oo iska kaashanaya hannaanka hantidhowrka Qaran ee labada dal"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate; Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah XHGS.<\/p>\n<p>Kulanka oo ujeedadiisu ahayd in la sii dardargeliyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada Xafiis ee taabo-gelinta iyo isdhaafsiga Waaya-aragnimada iyo xirfadda gaarka ah ee Baarista Waqabadka (Performance Audit).<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay hannaanka iskaashi ee u dhexeeya XHGS iyo Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate; Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah XHGS. Kulanka oo ujeedadiisu ahayd in la sii dardargeliyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada Xafiis ee taabo-gelinta iyo isdhaafsiga Waaya-aragnimada iyo xirfadda gaarka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":510005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510004","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510004"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510006,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510004\/revisions\/510006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}