{"id":509984,"date":"2024-03-19T13:28:11","date_gmt":"2024-03-19T10:28:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509984"},"modified":"2024-03-19T13:28:11","modified_gmt":"2024-03-19T10:28:11","slug":"baarlamaanka-labada-aqal-oo-ka-doodaya-cutubka-4-aad-ee-dastuurka-kmg-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/baarlamaanka-labada-aqal-oo-ka-doodaya-cutubka-4-aad-ee-dastuurka-kmg-ah\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka labada Aqal oo ka doodaya cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS.<\/p>\n<p>Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya oo weli ku guda jira ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah, ayaa maanta u gudbay ka doodista qodobbo ka mid dastuurka.<\/p>\n<p>Madaxa Saddexaad oo ka hadlaya xisbiyada siyasadeed iyo madaxa 4-aad oo ku saabsan maamulka Dorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Doodda maanta oo ay isku diiwaan geliyeen soddon iyo saddex Mudane oo isugu jira Sanatarro iyo Xildhibaanno, ayaa lagu wadaa in la soo geba gebeeyo maalinta berri ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS. Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya oo weli ku guda jira ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah, ayaa maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509984","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509986,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509984\/revisions\/509986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}