{"id":509970,"date":"2024-03-19T08:50:22","date_gmt":"2024-03-19T05:50:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509970"},"modified":"2024-03-19T08:50:22","modified_gmt":"2024-03-19T05:50:22","slug":"tartamayaasha-degmada-laascaanood-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-laascaanood-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo u gudbay wareegga 2-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>10-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanoon,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Shingaani ay keensadeen <strong>8<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<strong>Laascaanood<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Shangaani <\/strong><\/em>ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka <em><strong>Caabudwaaq<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Hodan<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<em><strong>Gaalgaduud<\/strong><\/em><strong>\u00a0<\/strong>iyo<strong>\u00a0<em>Banaadir<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;.Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanoon,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Shingaani ay keensadeen 8 dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Laascaanood\u00a0iyo\u00a0Shangaani ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509970","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509970"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509971,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509970\/revisions\/509971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}