{"id":509955,"date":"2024-03-18T20:31:36","date_gmt":"2024-03-18T17:31:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509955"},"modified":"2024-03-18T20:31:36","modified_gmt":"2024-03-18T17:31:36","slug":"soomaaliya-oo-qeyb-ka-ah-shir-ka-dhacay-uk-kaas-looga-hadlay-arrimaha-gargaarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-qeyb-ka-ah-shir-ka-dhacay-uk-kaas-looga-hadlay-arrimaha-gargaarka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK kaas looga hadlay arrimaha gargaarka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 18px;\"><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka dhacay Wilton Park. <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Shirkaan oo la isugu keenay samafalayaasha bini&#8217;aadannimada, khubarada isbeddelka cimilada, u dhaqdhaqaaqayaasha nabadda iyo hawl-wadeennada horumarinta oo ka kala yimid caalamka ayaa looga dooday sidii xal waara loogu heli lahaa khataraha is-daba-joogga ah ee ay ku jiraan u nuglaanta isbeddelka cimilada ee ay wajahayaan bulshooyinka ay saameeyeen jilicsanaanta iyo rabshadaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 18px;\">Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallin ayaa madasha la wadaagay xaaladaha bani\u2019aadannimo ee dalka iyo sida ay lama huraaan u tahay in maalgalin loo helo mashaariicda dhiseysa adkeysiga bulshada, si loo dhimo khatartaha kala duwan ee ay wajahayaan dadka nugul.<\/span><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240318_203034_090.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka dhacay Wilton Park. Shirkaan oo la isugu keenay samafalayaasha bini&#8217;aadannimada, khubarada isbeddelka cimilada, u dhaqdhaqaaqayaasha nabadda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509955","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509955","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509955"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509957,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509955\/revisions\/509957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}