{"id":509948,"date":"2024-03-18T14:26:20","date_gmt":"2024-03-18T11:26:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509948"},"modified":"2024-03-18T14:26:20","modified_gmt":"2024-03-18T11:26:20","slug":"shirkada-diyaaradaha-ee-egypt-air-oo-duulimaadyo-ka-bilaabaysa-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirkada-diyaaradaha-ee-egypt-air-oo-duulimaadyo-ka-bilaabaysa-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Shirkada diyaaradaha ee Egypt Air oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay\u2019adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air.<\/p>\n<p>Socdaalka wafdiga iyo ujeeddada kullamadan ayaa bilow u ah qorshaha lagu diyaarinayo duulimaadyo ay ka bilowdo garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho, shirkadda duulimaadyada Egypt Air.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan isla bilownay qiimeynta la xiriirta surtagalnimada ay duulimaad toos ah uga billaabayso Muqdisho , shirkadda diyaaradaha Egypt Air, kaaso noqonaya Muqdisho iyo Qaahira ,\u201d ayuu yiri Maareeyaha guud, Axmed Macallin.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa sidoo kale kormeer ku tagay xafiisyada xarunta dhexe ee hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) iyo garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle.<\/p>\n<p>Egypt Air, ayaa ku biiraysa shirkadda duulimaadyada Saudi Airlines, oo sidan oo kale wafdi usoo dirtay Muqdisho toddobaadyo ka hor si ay qiimeyn u sameeyaan, labadan duulimaad ayaa la filaya in la billaabo ka hor dhammaadka sannadkan, waxayna noqonayaan duulimaadyadii sagaalaad oo caalami ah oo ka soo degga Muqdisho, waxaa horey si joogta ah uga soo deggayay Muqdisho shirkadaha diyaaradaha caalamiga ah ee kala ah ; Turkish Airlines , Qatar Airways, Ethiopian Airlines, Flydubai ,Air Djibouti, Uganda Airlines iyo Kenya Airways.<\/p>\n<p>\u201c Hadda waxaa socda qorshihii aan ugu gudbi lahayn duulimaadyada bariga dhexe , waxaana dalka uu martigelin doona shirkadaha diyaaradaha Yurub oo daneynaya inay duulimaadyo ka billaabaan garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle .\u201d ayuu ku daray Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan oo ka hadlay qorshaha xiga ee horumarinta duulimaadyada caalamiga ah si loogu fududeeyo muwaadiniinta duulimaadyada caalamiga ah oo sidoo kale gacan ka gaysana qorshaha horumarinta dhaqaale iyo sumcada qarankeenna.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509950 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0017-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509951 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0019-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509952 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/IMG-20240318-WA0018-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay\u2019adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air. Socdaalka wafdiga iyo ujeeddada kullamadan ayaa bilow u ah qorshaha lagu diyaarinayo duulimaadyo ay ka bilowdo garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho, shirkadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":509949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509948","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509953,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509948\/revisions\/509953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}