{"id":509913,"date":"2024-03-17T22:36:37","date_gmt":"2024-03-17T19:36:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509913"},"modified":"2024-03-17T22:36:37","modified_gmt":"2024-03-17T19:36:37","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-ayaa-qaabilay-danjiraha-sacuudi-carabiya-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-ayaa-qaabilay-danjiraha-sacuudi-carabiya-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka XFS ayaa qaabilay danjiraha Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Binu Muxumed Al-Mawlid, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Mudane Saalax ayaa uga mahadceliyey Boqortooyada Sucuudiga taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta adeegyada asaasiga ah iyo gargaarka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240317_223503_572.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Binu Muxumed Al-Mawlid, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah. Mudane Saalax ayaa uga mahadceliyey Boqortooyada Sucuudiga taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":509914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1207],"class_list":{"0":"post-509913","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-ayaa-qaabilay-danjiraha-sacuudi-carabiya-ee-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509915,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509913\/revisions\/509915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}