{"id":509867,"date":"2024-03-17T09:08:39","date_gmt":"2024-03-17T06:08:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509867"},"modified":"2024-03-17T09:11:18","modified_gmt":"2024-03-17T06:11:18","slug":"bardaale-oo-u-gudubtay-wareegga-2-aad-ee-tartanka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bardaale-oo-u-gudubtay-wareegga-2-aad-ee-tartanka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Bardaale oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday <strong>14-<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Bardaale,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Dharkeynleey ay keensadeen <strong>10<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0<em><strong>Bardaale<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em><strong>Dharkeynleey<\/strong><\/em>\u00a0ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tartanka caawa waxaa ku baratami doona degmooyinka <em><strong>Buur-hakaba<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Kaaraan<\/strong><\/em>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Baay<\/strong><\/em><strong>\u00a0<\/strong>iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Banaadir<\/strong><\/em>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 14- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Bardaale,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Dharkeynleey ay keensadeen 10 dhibcood. Tartameyaasha labada degmoo ee\u00a0Bardaale\u00a0iyo\u00a0Dharkeynleey\u00a0ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509867","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509867"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509871,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509867\/revisions\/509871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}