{"id":509840,"date":"2024-03-16T14:57:23","date_gmt":"2024-03-16T11:57:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509840"},"modified":"2024-03-16T16:51:50","modified_gmt":"2024-03-16T13:51:50","slug":"hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-iyo-icao-oo-ka-wada-hadlay-sidii-loo-dardargelin-lahaa-qorshayaasha-horumarinta-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-iyo-icao-oo-ka-wada-hadlay-sidii-loo-dardargelin-lahaa-qorshayaasha-horumarinta-leh\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Duulista iyo ICAO oo ka wada-hadlay sidii loo dardargelin lahaa qorshayaasha horumarinta leh"},"content":{"rendered":"<p>Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa la kulmay hoggaanka sare ee xafiiska bariga iyo koonfurta Afrika (ESAF) ee Hay&#8217;adda duulista Adduunka ee ICAO,iyagoo ka wada-hadlay qorshashayaasha horumarinta u leh Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka inta uu socday ayaa la boggaadiyay horumarada ay sida dhaqsada leh u gaartay Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, halkaa oo sidoo kale lagu soo bandhigay warbixintii u dambeeysay ee qorsheynta iyo horumarinta Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201c Natiijada kullamadan , waa inan gaarna hiigsiga u sarreeya ee ah horumarka Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed inuu noqdo mid wax u tara qarankeenna iyo guud ahaan qaaradda iyo caalamka ,\u201d ayuu yiri Maareeyaha guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macallin Xasan.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxaa kalo ay soo bandhigtay qorshaheeda dhow ee horumarinta qalabka iyo howlwadeennada oo gacan ka gaysanaya dardargelinta qorshaha guud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa la kulmay hoggaanka sare ee xafiiska bariga iyo koonfurta Afrika (ESAF) ee Hay&#8217;adda duulista Adduunka ee ICAO,iyagoo ka wada-hadlay qorshashayaasha horumarinta u leh Soomaaliya. Kulanka inta uu socday ayaa la boggaadiyay horumarada ay sida dhaqsada leh u gaartay Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":509843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509840","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509840"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509854,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509840\/revisions\/509854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}