{"id":509830,"date":"2024-03-16T10:02:57","date_gmt":"2024-03-16T07:02:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509830"},"modified":"2024-03-16T10:04:41","modified_gmt":"2024-03-16T07:04:41","slug":"tartamayaasha-degmada-kismaayo-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-kismaayo-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo u gudbay wareegga 2-aad"},"content":{"rendered":"<p>Tartamayaasha labada degmoo ee <em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Kismaayo<\/strong><\/em>\u00a0iyo\u00a0<em style=\"font-weight: inherit;\"><strong>Warsheekh<\/strong><\/em>\u00a0ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tartankaan ayaa ku soo idlaaday <strong>12<\/strong> dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Kismaayo,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Warshiikh ay keensadeen <strong>10<\/strong> dhibcood.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka tartanka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Caawa kulanka ama tartanka\u00a0<strong>7-aad<\/strong> waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<strong>Bardaale<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Dharkeynley<\/strong>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada Baay iyo Banaadir.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartamayaasha labada degmoo ee Kismaayo\u00a0iyo\u00a0Warsheekh\u00a0ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii uu socday tartankaasi. \u00a0Tartankaan ayaa ku soo idlaaday 12 dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Kismaayo,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada Warshiikh ay keensadeen 10 dhibcood. Tartan cilmiyeedka bisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509830","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509830"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509833,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509830\/revisions\/509833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}