{"id":509822,"date":"2024-03-15T19:10:31","date_gmt":"2024-03-15T16:10:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509822"},"modified":"2024-03-15T19:11:41","modified_gmt":"2024-03-15T16:11:41","slug":"howlgal-qorshaysan-oo-lagu-qaarajiyay-maleeshiyaad-ka-tirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-qorshaysan-oo-lagu-qaarajiyay-maleeshiyaad-ka-tirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Howlgal qorshaysan oo lagu qaarajiyay maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Haween oo hoostaga gobolka Baay.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa lala beegsaday koox \u00a0maleeshiyaad ah oo ka tirsanaa Khawaarijta argagixisada ah ee Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaanka Haween iyadoo ay ka war heel ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>Intii uu socday howlgalka ayaa lagu dilay inka ka badan ilaa 7-maleeshiyaad ah waxaana sidoo kale halkaasii lagu gubay ilaa 5- ka mid ah gaadiid ay isticmaalayeen oo nuucoodu ahaa mootoyinka loo yaqaan Feekonka oo ay wateen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Haween oo hoostaga gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa lala beegsaday koox \u00a0maleeshiyaad ah oo ka tirsanaa Khawaarijta argagixisada ah ee Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaanka Haween iyadoo ay ka war heel ciidanka xoogga dalka. Intii uu socday howlgalka ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":509823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509822","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509822"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509826,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509822\/revisions\/509826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}