{"id":509774,"date":"2024-03-15T13:28:56","date_gmt":"2024-03-15T10:28:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509774"},"modified":"2024-03-15T15:05:35","modified_gmt":"2024-03-15T12:05:35","slug":"afhayeenka-booliska-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-khasaaraha-weerarkii-syl-ee-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/afhayeenka-booliska-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-khasaaraha-weerarkii-syl-ee-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Booliska oo faah-faahin ka bixiyay khasaaraha weerarkii SYL ee Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col.Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa&#8217;id ku qabatay SYL Hotel ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii khawaarijta ku qaaday xalay hoteelka.<\/p>\n<p>Col.Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay inay halkaas ku shahiideen 3 askari oo ka tirsan ciidamada Amaanka, halka 27 qof oo kale ku dhaawacmeen kuwaas oo isugu jira 18 shacab ah iyo 9 askari, isagoo intaa ku daray in 3 Xildhibaan uu soo gaaray dhaawac fudud kuwaas oo hadda shaqooyinkooda caadiga ah ku laabtay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col.Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay toogteen dhamaan kooxdii Khawaarijta ahayd ee soo weerartay Hoteel SYL, kuwaas oo ahaa 5 dhagarqabeyaal ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col.Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa&#8217;id ku qabatay SYL Hotel ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii khawaarijta ku qaaday xalay hoteelka. Col.Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay inay halkaas ku shahiideen 3 askari oo ka tirsan ciidamada Amaanka, halka 27 qof oo kale ku dhaawacmeen kuwaas oo isugu jira 18 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509774","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509774"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509783,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509774\/revisions\/509783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}