{"id":509764,"date":"2024-03-15T08:59:15","date_gmt":"2024-03-15T05:59:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509764"},"modified":"2024-03-15T08:59:15","modified_gmt":"2024-03-15T05:59:15","slug":"tartamayaasha-dhoobleey-iyo-xamar-weyne-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-dhoobleey-iyo-xamar-weyne-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Dhoobleey iyo Xamar weyne oo u gudbay wareegga 2-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Tartamayaasha Degmooyinka <strong>Dhoobleey iyo <\/strong>Xamar weyne \u00a0ayaa xalay u gudbay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay ka badiyeen tartamayaashii Degmooyinka Gaakkacyo iyo \u00a0Buuhoodle.<\/p>\n<p>Tartankaan ayaa ku soo idlaaday Degmooyinka <strong>Dhoobleey<\/strong> oo heshay14-dhibcood ,halka Degmada Gaalkacyo aysan la imaan wax dhibco ah,iyadoo sidoo kale Degmada Xamar Weyne ay keensatay 16-dhibcood,halka Buuhoodle ay heleen 6-dhibcood.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong>Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka tartanka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Caawa kulanka ama tartanka\u00a0<strong>6-aad<\/strong> waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<strong> Warsheekh<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Kismaayo<\/strong>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Tartamayaasha Degmooyinka Dhoobleey iyo Xamar weyne \u00a0ayaa xalay u gudbay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay ka badiyeen tartamayaashii Degmooyinka Gaakkacyo iyo \u00a0Buuhoodle. Tartankaan ayaa ku soo idlaaday Degmooyinka Dhoobleey oo heshay14-dhibcood ,halka Degmada Gaalkacyo aysan la imaan wax dhibco ah,iyadoo sidoo kale Degmada Xamar Weyne ay keensatay 16-dhibcood,halka Buuhoodle ay heleen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509764","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509765,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509764\/revisions\/509765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}