{"id":509749,"date":"2024-03-14T10:48:43","date_gmt":"2024-03-14T07:48:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509749"},"modified":"2024-03-14T10:54:42","modified_gmt":"2024-03-14T07:54:42","slug":"maxkamadda-racfaanka-oo-soo-saartay-xukunno-kala-duwan-oo-ka-dhan-ah-masuuliyiin-ka-tirsan-hayadaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-racfaanka-oo-soo-saartay-xukunno-kala-duwan-oo-ka-dhan-ah-masuuliyiin-ka-tirsan-hayadaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Racfaanka oo soo saartay xukunno kala duwan oo ka dhan ah mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adaha dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhaxe, iyo Hey&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.<\/p>\n<p>Maxkamadda oo dacwada 1-aad ka yeelatay 8-fadhi ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday xukunka oo noqday sida tan:<\/p>\n<p>Makamadda ayaa ku xukuntay eedeysanayaasha kala ah Cumar Macallin Nuur &amp; Cabdullaahi Maxmuud Cusuble Hal Sano oo Xarrig ah, waxaana Saabir Xasan Cabdinuur lagu riday xukun ah Labo Sano &amp; 6 Bilood oo Xarrig ah, halka Aadan Maxamed Cabdi lagu waayay dhamaan eedeymihii loo jeediyay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Maxkamadda ayaa Dacwada 2-aad oo ay ka yeelatay 7-fadhi xukun ku soo oogtay 3 eedeysane oo lagu tuhmay lacag dhaqis &amp; maalgelinta agagaxisada, kuwaas oo kala ah Abuukar Maxamed Cali oo lagu xukumay 6-Sano oo Xarrig ah, Maxamed Aadan Cabdullahi oo Xarrig Hal Sano ah lagu xukumay, iyo Cabdiqaadir Cabdi Socdaal oo lagu waayay dhamaan eedeymaha loo jeediyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas\u2019uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhaxe, iyo Hey&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda. Maxkamadda oo dacwada 1-aad ka yeelatay 8-fadhi ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday xukunka oo noqday sida tan: Makamadda ayaa ku xukuntay eedeysanayaasha kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":509750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509749","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509749"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509754,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509749\/revisions\/509754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}