{"id":509715,"date":"2024-03-14T09:39:23","date_gmt":"2024-03-14T06:39:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509715"},"modified":"2024-03-14T09:41:46","modified_gmt":"2024-03-14T06:41:46","slug":"tartamayaasha-degmada-kaxda-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tartamayaasha-degmada-kaxda-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad\/","title":{"rendered":"Tartamayaasha Degmada Kaxda oo u gudbay wareegga 2-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230; Tartamayaasha Degmada <strong>Kaxda <\/strong>ayaa xalay \u00a0u gudubtay wareegga 2aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay 10-dhibcood\u00a0 kaga guuleysteen koox ku tartameysay magaca Degmada Daayniile.<\/p>\n<p>Tartameyaasha labada degmo ee\u00a0<strong>Kaxda<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong>Daaymiile<\/strong> ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii inta uu socday tartankaasi.<\/p>\n<p>Tartankaan ayaa ku soo idlaaday 10-08 oo ay guushii ku raaxday Degmada Kaxda,iyadoo mudada uu socdo tartanka cilmiyeedka bisha Ramadaan ay si wadajir ah xil isaga saareen Bankiga <strong>IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Caawa tartanka <strong>5<\/strong><strong>-aad<\/strong>\u00a0 waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<strong>Gaalkacyo<\/strong>\u00a0 iyo\u00a0<strong>Dhoobley<\/strong>\u00a0 oo ka kala tirsan Gobollada Mudug iyo Jubbada Hoose, halka kulanka labaad ay ku tartami doonaan\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Buuhoodle<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Xamar weyne<\/strong>\u00a0oo ka kala tirsan Gobollada Togdheer iyo Banaadir.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230; Tartamayaasha Degmada Kaxda ayaa xalay \u00a0u gudubtay wareegga 2aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay 10-dhibcood\u00a0 kaga guuleysteen koox ku tartameysay magaca Degmada Daayniile. Tartameyaasha labada degmo ee\u00a0Kaxda\u00a0iyo\u00a0Daaymiile ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon iyo asluub wanaag mudadii inta uu socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509715","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509715"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509725,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509715\/revisions\/509725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}