{"id":509683,"date":"2024-03-13T10:02:23","date_gmt":"2024-03-13T07:02:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509683"},"modified":"2024-03-13T10:02:23","modified_gmt":"2024-03-13T07:02:23","slug":"hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-degaanka-janaale-gaarsiisay-deeq-raashin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maaraynta-musiibooyinka-oo-degaanka-janaale-gaarsiisay-deeq-raashin-ah\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka oo degaanka Janaale gaarsiisay deeq raashin ah"},"content":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,\u00a0 ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose u dirtay Doonyo sida shixnado mucaawino gargaar ah, kuwaas oo ka ambabaxay Degaan xebeedka Zasiira.<\/p>\n<p>Doonyahaan ayaa ku xiran doono Xeebta Magaalada Marka ee caasimada Gobolkaas, waxaana intaas kadib looga daabuli donaa gaadiid si deegaankas loo gaarsiiyo, waxaana saaran gargaar ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka.<\/p>\n<p>Mucaawinadan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo 1,500 oo qoys, waxana Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka gargaarkaan ku wareejisay Guddoomiyaha deegaanka Janaale Md. Cabdiraxmaan Al-cadaala .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,\u00a0 ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose u dirtay Doonyo sida shixnado mucaawino gargaar ah, kuwaas oo ka ambabaxay Degaan xebeedka Zasiira. Doonyahaan ayaa ku xiran doono Xeebta Magaalada Marka ee caasimada Gobolkaas, waxaana intaas kadib looga daabuli donaa gaadiid si deegaankas loo gaarsiiyo, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509683","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509685,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509683\/revisions\/509685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}