{"id":509674,"date":"2024-03-13T09:23:54","date_gmt":"2024-03-13T06:23:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509674"},"modified":"2024-03-13T09:31:39","modified_gmt":"2024-03-13T06:31:39","slug":"ceeldheer-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad-ee-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ceeldheer-oo-u-gudbay-wareegga-2-aad-ee-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Ceeldheer oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Tartamayaasha Degmada Ceeldheer ayaa xalay u gudbay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay ka badiyeen Degmada tartamayaashii Degmada Howlwadaag.<\/p>\n<p>Tartankaan ayaa ku soo idlaaday 14-10 oo ay guushii ku raaxday Degmada Ceel0dheer,kadib kolkii kulan adag oo xiiso lahaa uu dhexmaray labadaasi kooxood.<\/p>\n<p>Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Afar iyo tobnaad<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka,waxaa sanadkaan barnaamijka tartanka si wadajir ah u taaba-gelinaya Bankiga\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">IBS<\/strong>\u00a0iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Caawa kulanka <strong>4-aad<\/strong> waxaa ku baratami doona degmooyinka\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Kaxda<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong style=\"font-style: inherit;\">Deyniile<\/strong>\u00a0oo ka wada tirsan Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-509680 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/image-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"578\" height=\"385\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Tartamayaasha Degmada Ceeldheer ayaa xalay u gudbay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay ka badiyeen Degmada tartamayaashii Degmada Howlwadaag. Tartankaan ayaa ku soo idlaaday 14-10 oo ay guushii ku raaxday Degmada Ceel0dheer,kadib kolkii kulan adag oo xiiso lahaa uu dhexmaray labadaasi kooxood. Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii\u00a0Afar iyo tobnaad\u00a0oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":509676,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509674","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509674"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509682,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509674\/revisions\/509682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509676"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}