{"id":509657,"date":"2024-03-12T14:53:27","date_gmt":"2024-03-12T11:53:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=509657"},"modified":"2024-03-12T14:54:09","modified_gmt":"2024-03-12T11:54:09","slug":"hayadda-sodma-iyo-safiirka-imaaraadka-oo-ka-wada-hadlay-sidii-dib-u-habayn-loogu-samayn-lahaa-biya-xireenka-sabuun-ee-degmada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-iyo-safiirka-imaaraadka-oo-ka-wada-hadlay-sidii-dib-u-habayn-loogu-samayn-lahaa-biya-xireenka-sabuun-ee-degmada-jowhar\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay sidii dib u habayn loogu samayn lahaa biya xireenka Sabuun ee degmada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda maareynta musiboyinka Qaranka ee SoDMA Dr; Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta la kulmay Safiir ku xigeenka Safaaradda Imaaradka Carabta Md. Seyf Cali Al-rashaash.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa looga hadlay sidii Dowladda Imaaradka Carabta\u00a0 hay\u2019adda SoDMA ay uga caawin lahayd dib u habaynta biya xireenka Sabuun ee duleedka degmada Jowhar, oo muddo aan helin wax dib u dayactir ah muhiimna u ah beeralayda ku nool Gobolka Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii gargaar dowladda Imaaradka Carabta u garsiin lahayd meelaha fog-fog ee dalka , gaar ahaan maamullada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland iyo sii xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dhinac.<\/p>\n<p>Guddoomiye Axmed ayaa dowladda Imaaradka Carabta uga mahadceliyey sida hagar la,aanta ah ee ay u garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyed iyo dowladdooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda maareynta musiboyinka Qaranka ee SoDMA Dr; Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta la kulmay Safiir ku xigeenka Safaaradda Imaaradka Carabta Md. Seyf Cali Al-rashaash. Kulankaan ayaa looga hadlay sidii Dowladda Imaaradka Carabta\u00a0 hay\u2019adda SoDMA ay uga caawin lahayd dib u habaynta biya xireenka Sabuun ee duleedka degmada Jowhar, oo muddo aan helin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":509658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-509657","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=509657"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":509660,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/509657\/revisions\/509660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/509658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=509657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=509657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=509657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}